Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ļopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP)

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dagaalkii muqdishu oo si xiriir ah u socda maallintii todobaad iyo hadalkii Geedi oo beenoobay.

Dagaalo lagu hoobay ayaa maalintii maalintii 7-aad ka holcaya qeybo ka mid ah Muqdisho gaar xaafadaha Yaashiid, Heliwaa, Kaaraan, Wardhiiglay xaafadahan ayaa ku yaala waqooyiga iyo bartamaha magaalada muqdishu. Dagaalkan ayaa marba marka ka danbeysa kasii daraya iyadoo ay isku riiqmeen xoogaga wadaniyiinta iyo ciidamada Itoobiya oo aan waxba la kala harin.

 

Dagaalkii ugu cuslaa ayaa saaka ka soconaya xaafada Jamhuuriya ee degmada Huriwaa, halkaasoo aheyd goobtii uu ra’iisal wasaare Cali Geeddi sheegay inay ka qabsadeen kooxaha ka horjeeda, waxaana dagaalkan la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyo iyadoo ay bar bar soconayaan madaafiicda ay caadeysteen ciidamada Itoobiya oo ku dhacaya xaafado ka tirsan Yaaqshiid iyo Huriwaa.

 

 

Lama oga qasaaraha dhabta ah ee uu geysay dagaalkan, inkastoo la rumeysan yahay in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay geeriyoodeen in ka badan 25 ruux oo isugu jira rayid iyo kooxaha iska horjeeda, haba ugu badnaadeen dad uu ku habsaday madfac.

 

Sidoo kale, waxaa saaka degan aagii ay shalay dagaalada ba’ani ka dhaceen ee nawaaxiga isgoyska Towfiiq gaar ahaana halka lagu magacaabo Jiiro-garoob uu kaabiga ku heysa Suuqa weyn ee Suuq-bacaad, waxaana saaka laga maqlayaa Rasaas yar yar oo ay mararka qaar is dhaafsanayaan ciidamada is hor fadhiya, inkastoo aysan jirin dagaalo sidii shalay oo kale u kulul, waxaana xusid mudan in shalay intii ay dagaaladu ka soconayeen isgoyskaasi Towfiiq ay madaafiic dhowr ah ku dhaceen Suuq-bacaad kuwaasoo geystay dhimasho iyo dhaawac.

 

Waxay u muuqataa in ay Itoobiyaanka ay ka soo hartay in ay ridaan Mafac aan loo meel dayin iyo iyagoo toogta qof kasta ay ku arkaan xaafadaha ay ka dagaalamayaan oo qaarkood ay dadkii ku go'doonsanyihiin.

 

 

 

 

 Xasan Cali Geela  " Mogadishu"

 

cigonet.com

 

 

webmaster@cigonet.com