Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ļopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP)

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose oo maanta laga saaray kooxda Imbagati

 

Dagaal saakay  barqanimadii maanta magaalada Kismaayo, oo ay isaga soo horjeedeen laba maleeshiyo oo isku heysta gacan ku heynta magaalada. Labada dhinac ayaa isku adeegsaday hubka cul culus iyo kuwa fud fudud.

Rasaasta ay labada dhinac is weydaarsanayaan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah Saraakiisha ciidamada kooxda Imbagati ugu qeysanaa gobolada Jubbooyinka.

 

Dagaalkan oo ay kala hogaaminayaan Bare Hiiraale iyo Af-guduud ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen ilaa 7 qof waxaana dhaawac soo gaaray 15 qof kalane  kuwaaso lagu daaweynayo isbitaalka Magaalada Kismaayo.

 

Maleeshiyaadka Imbagaati  ayaa la sheegay inay ka baxeen gudaha Kismaayo, iyadoo lagu arkayo gudaha magaalada maleeshiyaadka ka tirsan beesha Mareexaan kuwaas oo la wareegay dhamaan magaalada.

 

Waxaa jirta gawaari laga qabsaday ciidamada Dowlada oo uu kamid yahay gaari qoriga Zuuga uu saaran yahay iyo gaari kale oo Teknika ah sida la sheegay.

 

Dagaalka ayaa kusoo beegmay, xili dagaalo culus maalintii shanaad ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho halkaaso ay ku dhex marayaan ciidamada Ethiopian-ka iyo wadaniyiinta Soomaalida.

 

 

 

 Xasan Cali Geela  " Mogadishu"

 

cigonet.com

 

 

webmaster@cigonet.com