Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ļopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP)

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shacabka Uganda oo dalbaday in ciidamadooda laga soo saaro Dalka Soomaaliya iyo Dowladood oo diidan

 

Ugandha:  Wararaka ka imanaya dalka Uganda ayaa sheegay in tan iyo markii 4 ka tirsan ciidamada Uganda lgu dilay 5 kalena lagu dhaawacay qarax bambaano oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Shacabka Uganda ayaa  dalbanayaan in cidamadooda laga soo saaro wadanka Soomaaliya waxaa dadka reer ugandha ay ku eedeyeen xukumada Yoweri Mosaveni mid ku socoda meel qatar ah.

Warbixinta ay daabaceen warbaahinta dalkaasi ayaa sheegaysa in dadku walaac ballaaran ay ka qabaan hawl gallada ciidamada midowga Africa oo ay ku baxeyso qarash iyo cudud lagu xalin karo colaada ka aloosan dalkooda gaar ahaan dagaalka dabada dheer ee u dhaxeeya dawladda iyo jabhada LRA.

Sidoo kale dadka ayaa aaminsan in madaxweyne Yoweri Museveni uu ku deg degay ciidamo u dirista dalka Soomaaliya isagoo fulinaya danaha dawladda Mareykanka.

Walaaca ay qabaan dadka reer Uganda ayaa waxaa sii kordhiyay wadamada Africa oo aan ka soo bixin ballantii ay qaadeen oo ahayd in ciidamo ay u diraan dalka Soomaaliya iyo qarash xumida soo food saartay midowga Africa.

 

 

 

 

Xasan Cali Geela  " Mogadishu"

 

 

 

 

webmaster@cigonet.com