Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ïopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP)

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
INAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
 
Ururka Somaliväen yhdistys Midnimo ry oo ka mid ah ururrada jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool Finland, Isagoo kuhadlaya Magaca dhammaan dadka soomaaliyeed ee kunool waddanka Finland, waxa uu halkan tacsi tiraanyo leh uga  direyaa guud ahaan ummada soomaaliyeed.
 
Geeridii ku timid Aabihii Qaranka Soomaaliyeed ( The father of the Nation) Madaxweynihii ugu horreeyey ee ummada soomaaliyeed Madaxweyne Aadan Cabadulle Cusmaan (Aadan Cadde) oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya 8.6.2007
 
Waxay Jaaliyadda sidoo kale tacsi taas lamid ah u diraysaa qoyska iyo ehelada uu katagay Marxuum Madaxweyne Aadn Cadde.
 
ugu dambeyn waxa ay jaaliyaddu iyadoo taageyreysa codsiga qoyska ee ah in la dhawro xushmadda uu leeyahay aaska aabihii Qaranka soomaaliyeed, lagana fogaado wax kasta oo xasillooni darro keeni kara waqtiga uu dhacayo aaska, oo sida la iclaamiyey ka dhici doona Magaalada Muqdisho.
 
Guddiga Ururka Midnimo ee Finland
Wabbilaahi towfiiq
 

Xasan Cali Geela  " Mogadishu"

 

 

 

 

webmaster@cigonet.com