Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ļopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP)

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kooxda Imbagati oo bartilmaameed ka dhigtay gabdhaha muslimiinta ah oo xirta Indho shareerta.

 

 

Maleeshiyaadka kooxda Imbagati ee ku sugan magaalada Muqdishu ayaa

maalintii labaad wada  in ay indho shareerka ka qaadaan haweenka   iyagoo handadaad iyo dharbaaxyo isugu dara cidii ka diida in ay furto Indha Shareerka.

Isgoyska Howl wadaag waxaa maleeshiyaadkan oo qaarkood ay marqaansan yihiin ku gubeen dhawr Indha sharer ah, kuwaas oo xoog loogu furtay dhawr Gabdhood oo qaarkood la socday Baabuurta dadweynaha, qaar kalena waddooyinka laga qabtay.


Qaarkamida gabdhahan laga furtay indho shareerta ayaa aad ugu uga xumaaday waxaa ayna sheegeen inay aheyd arin aysan marna filaneyn in sidan loola dhaqmo. Waa ay naga qaateen indho shareertii dab ayayna horteena ku saareen waxaan sameyno ma naqaano kuwii sheeganayay dowlad hadii ay dumarkii dariiqyada ku dhibateynayaan waxa u qarsan ayaa ka weyn ILAHOW NA DHAAFI KUWAN ayay tiri gabartaas.

 

 

Arintan ayaa ka mid ah dhowr arimood oo dadka muqdishu layaaban yihiin sida Jamacadihii iyo Isguuladii oo ciidamada Itoobiya ay ka dhigteen saldhigyo, macalimiinta oo ay xir xirayaan iyo hantidii dadweynaha oo ay bililiqeysteen.

 

 

 

 

 

Xasan Cali Geela  " Mogadishu"

 

 

 

 

webmaster@cigonet.com