Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobiya Oo Maanta Caasimada Soomaalia Muqdisho Dhex Taagan: Maaliin Taariikheed Oo Madow(28.12.2006)

ļopiopo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kaaraha Itoobuya oo garoonka muqdishu dhex taagan 28.12.2006 (sawika AFP

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka Itoobiya oo Muqdishu hub ka baaraya 15.01.2007 (sawirka AP)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cali Maxamed Gedi oo diyaarad milateri Itoobiyan ah ay keentay Afgooye. 29.12.2006 (Sawirka AP)

Karayasha Itoobiya oo tagan dekada Muqdishu 28.12.2006

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Golaha dhaqanka beelaha Hawiye oo Ciidamada AMISOM ka dalbaday in ay joojiyaan dhuxusha laga dhoofinayo Dekadda weyn.
Posted to the Web Jan 01, 12:21


Warsaxaafadeedka ay maanta soo saareen Odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa waxaa uu u qornaa sidan.KU-Beesha Caalamka KU Ciidamada AMISOM U jeedo Warsaxaafadeed shir dag dag ah  ay oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha dhaqanka iyo midnimada Hawiye ayay si weyn waxa ay uga hadleen xaalufinta ba'an ee lagu hayo deegaanka,iyadoo si googta ah looga dhoofiyo dhuxushaas dekadda Weyn ee muqdisho oo gacanta ku hayaan Ciidamada AMISOM sidoo kale waxaa duxushaas laga dhoofiyaa dekadaha kale ee Somaaliya sida dekadaha Kismaayo iyo baraawe.
 

Iyadoo la adeegsanayo marka la xaalufinayo ama la jarayo dhirta mashino casri ah oo laga keenay caalamka oo aan geedna reebayn taas oo mushkilad weyn ku ah deegaanka, waxaana xusid mudan in xaalufintaas ay qeyb ka yihiin masuuliyiinta Gobalka Banaadir oo ay qid mad kula heshiiso ganacsatada bdhoofinaysa Dhuxushaas.


 

Xaalufinta dhirta ee lagu hayo dalka Somaaliya waxa ay qeyb ka tahay dagaalada cadowtooyo ee lagu hayo Soomaaliya oo ay ku hayaan dowladaha dariska ah iyo dadka u adeega ee sheegta magaca soomaaliyeed.


 

hadaba waxaan ciidamada AMISOM ee gacanta ku haya Dekada weyn ee muqdisho usoo jeedinaynaa in ay horistaagaan dhuxushaas laga dhoofinayo dekadda hadii kale ay masuuliyadda ka timaado dusha u ridan doonaan.


 

Sidoo kale waxaan soo jeedinaynaa  Beesha caalamka iyo hay'adaha udooda degaanka in ay wax ka qabtaan xaalufinta ka socota Soomaaliya.


 

Mahadsanidiin


 

Maxamed xasan xaad
Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye.

 

 

 

 

webmaster@cigonet.com