WAR DEG DEG AH :Col.Cumar Fiyaasko oo Caawa lagu Dilay Deegaanka Km-13- 16 Aug 2009
waxaa la daabacay Sun 16 Aug 2009 11: 53: 22
Dilka Marxuumkaasi ayaa waxaa aad uga naxay Qoyskiisa Eheadiisa iyo Dadkii Aqoonta u lahaa Marxuumkaasi

Salaadii Maqrib ee Caawa kadib ayaa Kooxo Dabley ah oo ku Hubeysnaa Bastoolado iyo Qori Gacmeedyo,islamarkaana watay laba Baabuur oo nuuca Rinoyt-ka ah ku dileen Col.Cumar Ow-Cali Calsow Fiyaasko Albaabka hore ee Xarunta DBG ee deegaanka km-13.


 

Lama Oga sababta loo dilay Fiyaasko hase yeeshee waxaa jira warar aan la xaqeejin oo sheegaya in loo dilay Arimo la xiriira Shaqadiisa.


 

Alaha u naxariisto Marxuumka Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun


 

Xafiiska wararka ceelqaboobe.com


 

Muqdisho-Soomaaliya


 

calidhuux86@hotmail.com

 

 

 

Xuseen Cali  Nuur " Mogadishu"


 

"cigonet.com"

 

 

 

 

Shirkii Sweden ee hurumarinta deegaanka Galcad iyo magaalooyinka hoos yimaadda Daawo Sawirada

Halyeygii S.Y.L Cismaan Geedi Raage (taariikh kooban)
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit, sed diam nonummy nibh euismod tincidunt ut laoreet dolore magna aliquam erat volutpat. Ut wisi enim ad minim veniam, quis nostrud exerci tatio
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit, sed diam nonummy nibh euismod tincidunt ut