Gacan ku heynta Degmada Galcad oo Saacadihii ugu danbeeyay ay ku dagaalamayeen Xoogagga Al-Shabaab iyo Maleeshiyo Beeleedyo oo warar kala duwan kasoo baxayaan

 

Dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa Magaalada Galcad ayaa la sheegay in Geedaha hoostooda ay daadsanyihiin kadib markii Cabsida dagaalada ay uga carareen guryahoodii,isdlamarkaana ay lasoo gudboonaatay Dhinbaato dhanka nolosha ah oo u badan Biyo la'aan,Hoy la'aan iyo Cuno la'aan.

 

Kasib markii shalay Dagaal faraha looga gubtay oo sababay dhimashada in ka badan 15-qof uu ka dhacay Degmada Galcad ayaa Saaka wararka kasoo baxayay waxa ay sheegayaan in Ciidamadii Al-Shabaab markale laga saaray Magaaladaasi kadib markii Gabaldhicii shalay dib ugu soo laabteen inta laga saaray.

 

Wararku waxaa kale oo ay sheegayaan in Maleeshiyo Beeleedyada deegaankaasi iyo Ciidamada Al-Shabaab ay soo kala gaareen Gurmado uga kala yimid Magaalooyinka Ceel dheer iyo Ceel buur,taasina ay keentay in Maanta Dagaal kale halkaasi ka dhaco,iyadoo Ururada Ahlusunah iyo Al-Shabaab Guulo ka kala sheegteen Dagaalka Degmada Galcad.

 

 

Dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa Magaalada Galcad ayaa la sheegay in Geedaha hoostooda ay daadsanyihiin kadib markii Cabsida dagaalada ay uga carareen guryahoodii,isdlamarkaana ay lasoo gudboonaatay Dhinbaato dhanka nolosha ah oo u badan Biyo la'aan,Hoy la'aan iyo Cuno la'aan.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha xaaladaha deegaan kaasi dib ayaan idiin kala socod siin doonaa inshaa alaah.

 

 

Muqdisho-Soomaaliya


 

calidhuux86@hotmail.com

 

 

 

 

Shirkii Sweden ee hurumarinta deegaanka Galcad iyo magaalooyinka hoos yimaadda Daawo Sawirada

Halyeygii S.Y.L Cismaan Geedi Raage (taariikh kooban)
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit, sed diam nonummy nibh euismod tincidunt ut laoreet dolore magna aliquam erat volutpat. Ut wisi enim ad minim veniam, quis nostrud exerci tatio
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit, sed diam nonummy nibh euismod tincidunt ut