Ethopiya oo
Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada
Muqdisho.

Waxaa soo badanaya jirdilka lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku nool
Caasimada Soomaliya ee Muqdisho iyadoo maalmihii u danbeeyay ay
ciidamada Ethopiya iyo kuwa Taageersan ay jirdil ay u gaysteen dad
masaakiin ah oo aan waxba galabsan oo loo diiday in ay howlahooda ka soo
dhamaystaan magaalada
Arintan ayaa waxa ay ka dhacday xaafdaha buulaxuubeey,KPP Waxaa kaloo
lagu amray dhamaan aqoonyahanada Soomaliyeed in ay joojiyaan hadalada ka
soo hor jeeda Ethopiya iyo Maamulka Col. Cabdullahi Yusuf
Xabashida ayaa waxa ay ku hanjabtay in ay dili doonto aqoon yahano fara
badan iyo Mashaaikh laga yaqaano dalka soomaliya iyadoo sheektay in ay
cirib tiri doonto waxii ka soo hor jeedo siyaasada xabashida
Dhinaca kale waxaa uu Col. cabdullahi Yusuf uu ku amri karaa dalka ama
qofkii uu rabo wax walba oo ana looga baahnayin in la hor geeyo
Baarlamaanka ama Wasiirada xitaa Geedi isagoo loo ansxiyya in uu wax
walba u suubin karo arintaasi oo ay ka hor imanayso dastuurka u yaalo
dalka soomaliya waxayna siyaasiin badan sheegeen in aysan jirin dowlada
KMG
Cigonet.com