•  

     Wararka Maanta

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Galcad

 

Degmada Galcad waxaa laga hirgeliyay dhowr mashaariic oo faaiido u leh bulshada degaanka kuwaasoo kala ah Isbitaal, Isgool, Isteeshin iyo guriga martida iyo madaxda degmada. Dhismaha mashaariicdan waxaa hirgeliyay bulshada degaanka u dhalatay ee ku nool wadanka gudihiisa iyo dibadiisa ku waas oo ku taageeray qarashkii ku baxay balana qaaday inay bixiyaan waxa harsan.

 

 

Deegaan kasta waxaa hormariya dadka u dhashay oo midoobay waxana wada qabsaday. Inkastoo ay hada uu dhisan yahay maamulka degmada Galcad hadana waxaa loo baahan yahay in beeshu yeelato hogaan u matala dhinacyada siyaasada dhaqaalaha iyo difaaca kaas oo ka shaqeeya isku xirka beesha haday ahaan lahayeen kuwa xamar , kuwa degan degmada Galcad iyo kuwa dibada ku noolba si beeshu ay ugu muuqato siyaasada Soomaaliya oo hada maraysa meel qatar ah.

 

Sawirada hoos ka muuqda waxaa ay qeyb ka yihiim filim laga soo qaaday furitaankii mashaariicda degmada Galcad.

 

Guddomiyaha degmada Galcad: Cabdirahmaan Maxamuud Yabaroow.

 

 

Guddomiyaha oo ka jaraya xariga dhismaha cusub ee degmada Galcad

 

Guddomiyaha oo qudbad ka jeedinaya xaflada furitaanka.

 

 

Gudoomiyaha oo dhegeysanaya waxbinta madaxda tuulooyinka degmada

 

 

 

 


Sawir laga soo qaaday kaluumeysatada xeebta Cigo

 

  Doonyo ay ugu deeqday hayadda CED kaluumeysatada xeebta cigo.

 

 

 

 

 

 

Cigonet.com

 

 

 webmaster@cigonet.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sawiro muujinaya kulan lagu taageerayo Maxkamadda
Birrul Islaam ee deg.
Ceeldheer iyo Galcad
28,09,2006

 

Mu’asasada Xifdinta qur’aanka ee Maclin Nuur oo soo gabogabeysay tartan Quraan Aqris ah


Khudbaddii uu Sheekh Shariif ka jeediyay Banaanbixii ka dhacay Banadir Stadium. (24-07-06)